tortor
(m.l)

1. Wax qurun ka batay darti, la googo'ay, la mataataxay. 2. ld tortorid.

tortor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Wax tortor ah noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tortor

tortorid [m.f.dh]
eeg tortor². ld tortor¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg