tortorid
(m.f.dh)

eeg tortor². ld tortor¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tortorid

tortor [m.l]
1. Wax qurun ka batay darti, la googo'ay, la mataataxay. 2. ld tortorid.

tortor [m.l]
1. Wax qurun ka batay darti, la googo'ay, la mataataxay. 2. ld tortorid.

tortor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax tortor ah noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg