tow
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-way, -wday)

ld teb.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tow

ibajitow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday)
Neef geel ah oo ibajito naaska ka gashay noqosho.

faaltow [m.l]
1. Markab aan waqti u go'an lahayn oo kolkuu imaanayo iyo mar kale la kala aqoon. 2. Qof dawdar ah oo hadba meel aan laga filayn taga. 3. Dibi banjoog ah.

taa'ib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Cid towbakeenid.

waantow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Qof wax waano qaatay noqosho. 2. Ka w.: wax aad samayn lahayd oo xumaani ku jirto ka noqosho.

agoontow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld agoomow.

baantow [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
B. ah: dibi dad dil ah oo cidla-joognimo ku abaaday muddo. ld baantoy.

caatow [m.l]
ld caatoobid.

caatow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Caato noqosho. 2. Wax dallan noqosho.

catow [m.l]
1. Hadal qof ku muujiya xumaan ama dhibaato gaartay, calaacal. 2. ld cataabid.

catow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-taabay,-towday; -taabi)
Cid, xumaan ama dhibaato gaartay hadal ku sheegid, claacalid.

t [m.dh]
(ta') Xarafka sagaal iyo tobnaad ee alifka soomaalida, waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg