towxiid
(m.l)

ld tawxiid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh towxiid

talqiin [m.l]
1. (dii.) Hadallo duco iyo dardaaran isugu jira oo qof dhintay xabaashiisa lagu kor akhriyo. 2. Qof sakaraad ah oo towxiidka loo laqimayo. ld taqliin.

tawxiid [m.l]
Qiritaanka la qiro in Ilaah kali yahay cibaadadana isaga mudan yahay in la caabudo. ld towxiid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg