tu'
(m.dh)

1. Cudur xoolaha ku dhaca. 2. ld tuu.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tu'

ju'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld tu'i.

ju'in [m.dh]
ld tu'in.

tu' [m.dh]
1. Cudur xoolaha ku dhaca. 2. ld tuu.

tu'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Awr fadhiisin. ld ju'i, tuji.

tu'in [m.f.dh]
eeg tu'i. ld ju'in, tu'is, tujin.

tu'is [m.l]
ld tu'in.

tuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. (dii.) Dad dukanaya imaan u noqosho. 2. ld tu'i. ld duji, tuki.

tujin [m.dh]
1. ld dujin, dujis, tukin. eeg tuji. 2. ld tu'in.

tu'sasho [m.f.dh]
eeg tu'so.

tu'so [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Awr fadhiisisasho.

tu [mu.ac.dh]
(kuwo, w) Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaamaya; mid. Tus. “Tu wanaagsan baan ku toosay”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg