tubaal
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Wax badan oo meel wada tuban. 2. Dab aad u weyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tubaal

buurbuur [m.l]
1. Barar; higaag. 2. (u) Wax farabadan; tubaalo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg