tuban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay)

Wax la tubay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuban

togo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
1. Xoolo iwm oo meel tuban wax ka doorasho. 2. Xarig iwm jiidasho.

tubaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Wax badan oo meel wada tuban. 2. Dab aad u weyn.

tubnaan [m.f.dh]
eeg tuban. ld tubnaansho.

tub [m.dh] (-bo, m.l)
Dhabbe; waddo.

tub [m.dh]
(c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda.

tub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax badan meel isugu keenid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg