tubbo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-baday, -batay)

Ku t.: meel ku hagaagid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tubbo

tubbasho [m.f.dh]
eeg tubbo.

tub [m.dh] (-bo, m.l)
Dhabbe; waddo.

tub [m.dh]
(c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda.

tub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax badan meel isugu keenid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg