tubee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)1. Wax meel dhoobid. 2. Xoolo badan meel marid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tubee ↴
tubayn [m.f.dh]
eeg tubee.
tub [m.dh] (-bo, m.l)
Dhabbe; waddo.
tub [m.dh]
(c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda.
tub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax badan meel isugu keenid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg