tubid
(m.f.dh)

eeg tub³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tubid

taallee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax isku kor tubid.

fooltubid [m.f.dh]
eeg fooltub². ld fooltub¹.

hogo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
Nafley meel is tubid.

tuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax meel tubid. ld tuul².

wejitubid [m.f.dh]
eeg wejitub².

tub [m.dh] (-bo, m.l)
Dhabbe; waddo.

tub [m.dh]
(c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda.

tub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax badan meel isugu keenid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg