tubkujoog
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. T. ah: qof socdaal ah oo aan dhabbaha ka leexanayn. 2. T. ah: Qof safar ku jira oo weli aan gaarin meeshii uu u safraayay; jid-kujoog.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tubkujoog

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg