tugumbo
(m.dh)

Faraha gacanta oo hoos isku duuban oo wax loogu dhufto; tantoonyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tugumbo

tugumbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Cid tugumbo la dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg