tuhman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la tuhmay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuhman ↴
tuhmanaan [m.f.dh]
eeg tuhman. ld tuhmanaansho.
tuhmanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tuhmanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg