tuhmid
(m.f.dh)

eeg tuhun². ld tuhmeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuhmid

aanee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-neeyay, -naysay)
1. (f.g) U aa.: cid, cid kale oo dakano ka gashay ka gudid. 2. (f.mg) U aa.: wax dhacay cid ku tuhmid. Tus. “Waxyeelada baabuurka gaartay waxaa loo aaneynayaa taxaddar la'aanta shufeerka”.

bid [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Wax dan moodid. 2. (f.g) Cid wax ku tuhmid. 3. (f.mg) Wax dabayl raacid..

dareen [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eemay, -eentay; -eemi)
1. Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho. 2. Wax tuhmid.

farmuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Cid wax ku tuhmid.

tuhmeyn [m.dh]
ld tuhmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg