tuhunsan
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)

Cid wax tuhun ku jiro ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuhunsan

dabaggal [m.l]
1. Baaris qoto dheer oo lagu sameeyo wax qarsoon oo la doonayo in la hubsado. 2. ld dabaggelid. Cidaan qaabilsan baaridda arrin la tuhunsanyahay in ay dhacday ama dhici doonta. 3. Ciidanka nabadsugidda qayb ka mid ah oo qabilsan la socoshada arrimaha dibloomaaysiyiinta.

tuhunsanaan [m.f.dh]
eeg tuhunsan. ld tuhunsanaansho.

tuhunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tuhunsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg