tuji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. (dii.) Dad dukanaya imaan u noqosho. 2. ld tu'i. ld duji, tuki.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuji

duji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dhammaystirid. 2. Wax afgembiyid. 3. ld tuji.

dujin [m.f.dh]
eeg duji. ld tuji. ld dujis.

imaam [m.l] (-mmo/-nno, m.dh)
1. Nin dadka salaadda tujiyo. 2. Madax. 3. Nin aqoonta diinta muslimka aad ugu xeel-dheer. ld imaan.

mixraab [Magac Lab | Noun Masculine]
(dii.) Maasaajidka gudihiisa meesha imaanka dadka tujiya loo sameeyo oo dhismo yar oo kuusan oo bannaanka u baxsan leh.

tu'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Awr fadhiisin. ld ju'i, tuji.

tu'in [m.f.dh]
eeg tu'i. ld ju'in, tu'is, tujin.

tujin [m.dh]
1. ld dujin, dujis, tukin. eeg tuji. 2. ld tu'in.

tujis [m.l]
ld tujin.

tuki [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2]
ld tuji.

tu [mu.ac.dh]
(kuwo, w) Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaamaya; mid. Tus. “Tu wanaagsan baan ku toosay”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg