tukasho
(m.f.dh)

eeg tuko. ld dukad, dukasho, tukad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tukasho

caabid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud(2). caabud

dukad [m.l]
ld tukasho.

salaad [m.dh]
1. Subixii aroorta hore. 2. (-do, m.l) Baryo ka kooban wax afka laga akhriyo iyo addimada laga falo oo waqti la yaqaan muslinku oogaan; tukasho.

tukad [m.l]
ld tukasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg