tusaal-kalgalka
(m.l) (-layaal ..., m.l/dh)

(kiim.) Tuse muujinaya curiyeyaasha oo u habaysan hannaan ku salaysan korodhka tirada borotonnada si loo arko xiriirka dhaqanka kiimikaad ee ka dhexeeya curiyeyaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tusaal-kalgalka

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg