tusmaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la tusmeeyay ahaansho.

Tusmaysan .*

Macnaha : Qeexid si wacan loo qaabeeyey .


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tusmaysan

tusmaysnaan [m.f.dh]
eeg tusmaysan. ld tusmaysnaansho.

woqooyi [m.l]
Jihada koofur u tusmaysan ama ka soo hor jeedda. ld waqooyi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg