uneexo
(m.dh)

ld aneexo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uneexo

aneexo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
(bot.) Geed nagaar faalala oo leh caleemo yaryar oo xanaf leh iyo miro kulkulucsan oo la cuno. ld uneexo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg