unfaxyo
(m.dh)

Dhiig ka yimaada neef ari ah oo bilihii ugu horreeyay dhiciyay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh unfaxyo

unfaxyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Neef ari ah unfaxyo keenid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg