unkan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax la unkay noqosho.

unkan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la unka ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh unkan

unkamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg unkan¹.

unkanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg unkan². ld unkanaansho.

unkanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld unkanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg