unkid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg unug².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh unkid

adaadun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-umay, -untay)
Xoolo, aqal iwm unkid.

amaamud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Hanti, aqal iwm unkiddeeda bilaabid; alkumid; unkid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg