unko
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-kaday, -katay)

Weel toliddiisa ama caw, harrar iwm falkintooda billaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh unko

onkod [m.l] (-dyo, m.dh)
Shanqar weyn oo kolkay daruuraha biyaha leh isku dhacaan ka yeerta; gugac. ld unkod.

umaadad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Si hanti loo unko wax meel dhigid. ld amaamud.

unkasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg unko. ld unkad.

unkod [m.l]
ld onkod¹.

adaadun [m.l]
Unkidda xoolo, aqal iwm la unko.

dhunko [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-kaday, -katay)
Bushimaha cid kale ku taabasho kalgacayl ama xurmo awgeed.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg