unkod
(m.l)

ld onkod¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh unkod

onkod [m.l] (-dyo, m.dh)
Shanqar weyn oo kolkay daruuraha biyaha leh isku dhacaan ka yeerta; gugac. ld unkod.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg