unug-dareen-dhaqaaq
(m.l) (-gyo ..., m.dh)

(c.nafl.) Unug ama organ soo saara jawaab fisiyoolojyiyeed marka uu nashaad iyo guyo dareen wade. Tus. “Muruqyada iyo qanjidhada”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh unug-dareen-dhaqaaq

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg