unug-dareen-wade
(m.l) (-dayaal, m.l/dh)

(c.nafl.) Unug dheeraaday oo faracyo leh, kaasi oo ah halbeegga aasaaska u ah urur shaqaale habdhiska dareenwadka, gaarna u ah gudbinta gujooyinka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh unug-dareen-wade

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg