unug-waalid
(m.l) (-gyo ..., m.dh)

(c.nafl.) Unugga ay ka soo farcamaan ama ka samaysmaan unugyada kale marka qaybsanka unugga dhaco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh unug-waalid

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg