uufannays
(m.l)

1. U. ah: maroodi markaa dhashay ama beriyo jiray. 2. (m.l.u) U. ah: dad aan meel loogu hagaago lahayn. ld uufannaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uufannays

uufannaa [m.l]
ld uufannays.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg