uurqaad
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

U. ah: gaaridda neef dheddig uu gaaro da'uu ku rimi karo; awrqaad. ld awrqaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurqaad

uuroowid [m.l]
(baay.) Xaalad uurqaadid, marka shahwada labku bacrimiso ukunta dheddigga dhuunta falloobiyo dhexdeda.

awrqaad [m.l]
ld uurqaad.

canshuurqaad [m.l]
ld Cashurqaade; Canshuurqaadid; canshuurqaade.

canshuurqaade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Qof dadweynaha ka soo ururiya canshuurta. ld canshuurqaad (2), cashuurqaade.

canshuurqaadid [m.dh]
Uruurinta canshuur laga soo ururiyo dadweynaha. ld canshuurqaad (1), cashuurqaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg