uursami
(m.dh)

Dabci wanaagsan oo qof leeyahay oo u diida in uu xumaan uurka ku hayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uursami

caloolfayoobi [m.dh]
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin; uursami.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg