uurweynaad
(m.l)

Cudur dadka ku dhaca oo beeryarada barariya, uurkana weyneeya. ld caloolweynad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurweynaad

caloolweynad [m.l]
Cudur kaneecada laga qaado oo beeryarada barariya; bu'; weled. ld uurweynaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg