uurxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xumaa, -xumayd)

Qof aan cidna sama ka filaneyn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uurxun

uurxumaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uurxun. ld uur-xumaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg