uusley
(m.dh)

Caloosha xoolo daaqa; uuskujir. ld uuslaho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uusley

uurkujir [m.dh]
Inta uurka ku jirta, sida: beerka, kelyaha, caloosha iwm; uusley.

uuslaho [m.dh]
ld uusley.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg