uusmiirad
(m.l)

ld uusmiirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh uusmiirad

uusmiirasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg uusmiiro. ld uusmiirad.

uusmiir [m.l]
ld uusmiirid.

uusmiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef geel ah oo la qalay calooshiisa biyo ka miirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg