waajib
(m.l) (-baad, m.l)

1. Shaqo go'an oo qof u xilsaaranyahay oo laga doonayo inuu guto. 2. Wax Alle amray oo lays faray oo ka tegiddiisu dambi yahay; faral; farli.

waajib
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Ku w.: cid inay wax samayso ku khasbanaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waajib

xaaji [m.l] (xujay/-iyo, m.dh)
(diinta) Nin muslim ah oo waajibaadkii xajka gudanaya ama gutay.

oog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Dab weyn shidid. 2. Dacwo, rabsho iwm abaabulid. 3. Salaad waajibaadkeeda si wanaagsan u fulin.

qaangal [m.l]
Dhigashada waajibka oo qaacelin ah. ld qaangelid.

waajibaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waajibayso.

waajibayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Qof wax samayntooda waajib isaga dhigid.

waajibi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Waajib ka dhigid (wax).

waajibid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waajib².

waajibin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waajibi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg