waanin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg waani.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waanin ↴
wacdi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Waano diimeed oo xumaha laysaga reebayo samahana laysku farayo dad u jeedin; waanin; hanuunin.
caqliceli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U c.: cid waxay samayn lahayd ka waanin.
diiwaanin [m.f.dh]
eeg diiwaani.
gawaanin [m.dh]
ld gawaami.
waan [m.dh]
Meel dhul ah oo bannaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg