waaqso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Ka w.: dhib ama waxyeello hore ka so kabasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waaqso ↴
waaqsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waaqso.
garwaaqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Arrin, dhibaato, iwm in ay dhaceen xusuusnaa.
waaq [m.l]
Magac ay Soomaalidu waagii hore ay u tigiin Ilaah. ld waq.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg