waasii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiay, -iisay)Cid wax ay heli lahayd gefsiin. ld weysii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waasii ↴
waasiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waasii. ld weysiin.
bawaasiir [m.dh] (-rro, m.dh)
(daaw.) Ballaarashada xididdada badan ee dhiiggu ka buuxo oo ku yaal futada qarkeeda. Badanaa waxa keena calool joogsi muddo dheer socday ama shuban. ld baabasiir, baabusiir, baawasiir.
weysii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld waasii.
weysiin [m.dh]
ld waasiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg