wacal
(m.l) (-llo, m.dh)

Wiil aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel¹.

wacal
(m.dh) (-lo, m.dh)

Gabar aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wacal

wacalnimo [m.dh]
Wacal ahaansho.

ablaawe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
1. Qof aan ciddii uu ka soo farcamay la aqoon. 2. Qof aan meher ku dhalan; wacal; garac.

farakh [m.l] (-khyo/furuukh, m.dh)
Ilma aan meher xalaal ah ku dhalan; wacal; garac.

garac [m.l]
(garac/-cyo, m.dh) Ilmo aan meher ku dhalan; wacal; wece.

wecel [m.l]
ld wacal¹.

wecel [Magac Falkaab | Noun Adverb]
ld wacal².

wac [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Iftiin xoog leh oo si kedis ah dad u cawiro.

wac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -wici)
1. Cid u yeerid. 2. Isu w.: cid meel ku uruurin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg