wacan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)

1. Wax wanaagsan ahaansho. 2. Ugu w.: sabab u ahaansho (wax).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wacan

saaqid birlabdanabeed [m.dh]
(fiis.) Xoog danab-wadaha ku abuurma mareeg danab ayna ugu wacantahay mareegta iyo badad birlabeedka isdhexmaraaya, ama isbeddel-ka ku dhaca burqad birlabeedka jaraaya mareegta danab. X.d.w. saaqmay waxuu abuuraa qulqul danab oo u socda jihada uu sheegayo xeerka Lenz.

wacaari [m.dh]
Geed aan qodax lahayn oo leh mayrax iyo asal iyo miro la cuno. ld wacanri.

wacanri [m.dh]
ld wacaari.

wacnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wacan. ld wacnaansho.

afcuug [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-gyo, m.dh)
Dhul beereed aan weli si wacan loo geed qaadin.

aflax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -lixi)
1. Qalinjebin (dugsi quraan). 2. Waxbarasho heer wacan ka gaarid.

aflixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid, wax barasho heer wacan ka gaarsiin.

anshaxdaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Qof aan anshax wacan lahayn ahaansho.

anshax-xun [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-umaa, -umayd)
Qof aan anshax wacan lahayn ahaansho.

wac [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Iftiin xoog leh oo si kedis ah dad u cawiro.

wac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -wici)
1. Cid u yeerid. 2. Isu w.: cid meel ku uruurin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg