wacanri
(m.dh)

ld wacaari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wacanri

wacaari [m.dh]
Geed aan qodax lahayn oo leh mayrax iyo asal iyo miro la cuno. ld wacanri.

dhegweyn [m.dh]
1. Geed weyn oo wacanriga u eg oo leh caleemo balballaaran iyo miro la cuno. 2. Dh. ah: qof aan si dhakhsa ah wax u fahmin. 3. Dh. ah: nooc ariga ka mid ah oo dhego balballaaran.

wacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
1. Wax wanaagsan ahaansho. 2. Ugu w.: sabab u ahaansho (wax).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg