wadaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Lab xoolaad oo qooqan dheddiggiisa oo deggan la socosho. 2. Neef tabar daran aayar u wadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadaali

wadaalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wadaali.

jeedaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel fog ka eegid. 2. Dibi sac wadaalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg