wadaalin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg wadaali.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadaalin

jeedaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel fog ka eegid. 2. Dibi sac wadaalin.

wadaal [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
1. W. ah: la socoshada neef labi neef dheddig oo orgeysan raaco ama ka hari waayo. 2. Xoolo tirsan oo gooni loo wado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg