wadahadal
(m.l) (-llo, m.dh)

Dood dhex marta laba qof ama ka badan.

wadahadal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dlay, -dashay; -dleen)

Laba qof ama ka badan dood isweydaarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadahadal ↴

wadahadalsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Laba qof ama in ka badan in ay wadahadlaan isu keenid.

wadahadalsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wadahadalsii.

wadahadlid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wadahadal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg