wadahadalsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Laba qof ama in ka badan in ay wadahadlaan isu keenid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadahadalsii

wadahadalsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wadahadalsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg