wadayaal
(m.l)

Dad isku xeer ah oo degaan si nabadgelyo ah ugu wada nool. ld wadataal.

wadayaal
(m.dh)

1. Xiddo. 2. Xirmo furayaal ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadayaal

wadataal [m.dh]
ld wadayaal¹.

istarabtokokas [m.l] (-syo, m.dh)
(baay.) Qayb ka tirsan kooxda baktiiriyada garaam bositifka ah oo qaab wareeg ah leh sida silsiladdana u sameysma qaybo ka mid ah ayan cudur keenin qaarna waa cudur wadayaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg