waddac
(m.l)

1. Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur. 2. ld waddacid.

waddac
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-cay, -cday)

1. (f.g) Cid sagootiyid. 2. (f.mg) Adoo dabbaalanaya mowjad is raacin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waddac

waddacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waddac². ld waddac¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg