waddacid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg waddac². ld waddac¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waddacid

waddac [m.l]
1. Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur. 2. ld waddacid.

waddac [m.l]
1. Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur. 2. ld waddacid.

waddac [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cay, -cday)
1. (f.g) Cid sagootiyid. 2. (f.mg) Adoo dabbaalanaya mowjad is raacin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg