waddar
(m.l)

ld waddarid.

waddar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Cid si khayaano ama xoog badan ku dilid. 2. Ambin; luggoyn. ld wedder².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waddar

waddarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waddar². ld waddar¹, wedder¹, wedderid.

cawaddaran [m.dh]
Waqtiga qorraxdu dhacdo oo mugdigu billaabmayo.

wedder [m.l]
ld waddarid.

wedder [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld waddar².

wedderid [m.dh]
ld waddarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg